Xildhiban C/raxmaan C/shakuur oo saacado ka dib ka hadlay xilka loo Magacaabay

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadlay xilka Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya ee uu maanta u magacaabay Madaxweynaha Somalia. C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilkaas oo uu xusay inuu yahay mid waqti kooban soconaya, isagoo Madaxweyne Xassan Shiikh uga … Continue reading Xildhiban C/raxmaan C/shakuur oo saacado ka dib ka hadlay xilka loo Magacaabay